Nafta iyo Nasasho


bal ila yar sawiro adoo halkaa fadhiya koob shaah oo macaan ku hor yaal waxa ku saaqay durba udgoonka xawaashka shaaha, indhahaagu waxay arkayaan iyo udgoonka iskugu kaa biiray waxa uu kugu celiyay maalmo hore , maalmo qurxoona waxaad dabaalanaysaa ayaamo iyo saman tagay in badan baad leedaahy aloow yaa kgu celiya waagaas se waad qirsan tahay inaanu so noqonayn ee waxaad leedahay imikuun xasuus kaga dharag waayo badanka ma heshid amintan oo kale intan oo shayna iskuguma kaa hagaagaan. 
bal ila wadaaga tolow maxaad xasuusan lahaydeen?????







Samo-Jecel

Comments

Popular Posts